Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowlad Gobolledka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagren,Qaar ka mid ah wasiirada Maamulka, Maamulka Gobolka iyo Kan degmada, Odiyasha Dhaqanka iyo Dhalinyarada Deegaanka ayaa ka qeyb galeen kulanka Madasha dhalinyarada iyo u doodida ka qeyb galka Siyaasada oo Magaalada Baydhabo lagu gabtay, waxana soo Qaban qaabisay wasarada Dhalinyarada iyo Cayaraha Koonfur Galbed Soomaaliya.
Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar