Kulanka Istaraatiijiyadda Qaran ilaalinta, Taakuleynta iyo Xalka-waara Oo Baydhabo ka dhacay

0
33

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Shirkan ayaa looga doodayaa istaraatiijiyadda Qaran ee ilaalinta, Taakuleynta iyo Xalka-waara ee Barakacayàasha, Qaxootiga oo lagu qabtey magaalada Baydhabo,waxaana si wadajir ah oo ay soo qaban qabiyeen Hay’adda Barakacaaysha, qaxootiga KG iyo Hay’adda Barakacaaysha, qaxootiga dowlada Fadaraalka soomaaliya.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here