Kulanka Isla xisaabtanka Dowladda iyo Shacabka Oo Baydhabo lagu soo gaban gabeeyey

0
44

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo ayaa lagu soo Gaban-gabeeyay Dood wadaag ku saabsanaa Xoojinta isdhexgalka iyo Daah-furnaanta Dowlada KG Soomaaliya iyo Shacabkeeda.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay Wasiiro, Gudoonka Gobolka Bay iyo Kan Degmada Baydhabo iyo qeybaha kala Duwan ee Bulshada,kaas oo su’aalo lagu weydiyay inta uu socdey Mas’uuliyiin kala duwan.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here