Kulanka Isla Xisaabtanka Bulshada iyo Dowlada Oo Lagu qabtey Degmada dhahar

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxa Degmada Dhahar ee Gobolka Heyland kulanka isla xisaabtanka iyo Ka qeybgalka Bulshada , kulankaan ayaa u dhaxeeyey Dadweynha iyo Maamulka Degmadaasi waxaana looga hadlaayey Maamul Wanaaga , ka hortaga Musuqmaasuqa , dahfurnaanta doorka ay kala leeyihiin Dadweynaha iyo Dowlada.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Adan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here