Kulanka iskuduwida Waxbarashada KG Oo lagu qabtey Magaalada Baydhabo.

0
27

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulanka iskuduwida waxbarashada oo lagu qabtey Baydhabo ayaa looga hadley Arrimaha iskuulada Dowliga ah oo ay Maamusho Wasaaradda Waxbarashada KG iyo sidii Macalimiin wax ka dhiga iskuulada Dowlada oo Mashruucii Mushaarka ay ku qaadanayeen ka go,ay sidii mushaar loogu heli lahaa si aysan waxbarashada hakad uga iman.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here