Kulanka dib u Eegista Doorka Siyaasada Haweenka Oo Baydhabo lagu soo gabagabeeyey.

0
80

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda haweenka iyo xaquuqul insaanka dowlad goboleedka koonfur-galbeed soomaaliya ayaa waxay kulan aqoon iswaydaarsi ah ugu soo xiray magaalada Baydhabo haweenka Baydhabo, odiyaasha dhaqanka dhalinyarada, aqoonyahano iyo xubno kale oo ka socday ururada bulshada Baydhabo.

Sidoo kale kulanka ayaa waxaa lagu baranaayay sidii haweenka uga qeyb qaadan lahayeen ka qeyb galka arimaha siyaasadda iyo matalaadda xilibaanada golaha degaanka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here