Kulanka Arimaha Xalka Waara KG Oo Magaalada Baydhabo ka dhacay.

0
73

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magalaada Baydhabo waxaa ku qabsoomay Shirka Sedax Bilood-laha ah ee ay yeeshaan Gudiga Farsamo ee Arimaha Xalka Waara, kaas oo uu Shir Gudoominaayey Agaasimaha Guud Wasaaradda Qorshaynta Maal-Gashiga iyo Hormarinta Dhaqaalaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed.

Shirka ayaa waxaa Goobjoog ahaa Gudoomiyaha Gudiga dadka soo Barakacey ee Koonfur Galbeed iyo Agaasimaha Arimaha Xalka Waara ee Wasaarada Qorshaynta Koonfur Galbeed.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here