Kulan wadatashi looga hadlayay xadgudubyada ku saleysan Jinsiga oo lagu qabtay Muqdisho.

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan wada-tashiga ahaa oo ujeedkiisu yahay Ballaarinta waxbarashada aas aasiga ah ee gabdhaha ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Kulankan oo uu daah-furay K/S agaasimaha guud, ahna agaasimaha waaxda qorshaynta Md. Maxamuud Axmed Raage ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasaaradaha Arrimaha Bulshada ee DFS iyo saamilayda Kala duwan ee ka shaqeeya Horumarinta Waxbarashada.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here