Kulan wadatashi ku saabsan Miisaaniyadda Jubaland Oo lagu qabtey Kismaayo.

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Iyo Horumarinta dhaqaalaha Dowladda Jubaland ayaa daahfuray sanad miisaniyadeedka cusub ee 2025-ka, kaas oo ay kasoo qayb galeen Golaha Wakiilada Dowladda Jubbaland.

Kulanka oo muhiimadiisu ahayd in wada tashi laga yeesho arimaha sanadmiisaaniyeedka ayay si fiican uga doodeen Golaha Wakiilada Dowladda Jubaland, sidoo kale waxaa maalmaha soo socda laga qayb galin doonaa qaybaha kale ee bulshada si loo helo talooyin loo dhan yahay oo bulashada ka yimaada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Maaling Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here