Kulan Wada-tashi Lagu Curinaayo Habraaca Diyaarinta Siyaasadaha loo dhanyahay KG oo lagu Qabtey Baydhabo.

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulan wadatashi oo lagu curinaayo Habraaca diyaarinta Siyaasadaha loo dhan yahay ee dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo waxaa ka dahfuray Wasiirka Wasaaarada Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka DGKGS Mudane, Ibrahim Adan Ali Najah kaasi oo ay ka soo qeyb galeen Agaasimiyaasha guud ee wasaaradaha kg.

Kulanka wadatashi waxaa qeyb ka ahaa qaar ka mid xubnaha Golaha Wasiirrada Kg iyo Gudoomiyaha Degmada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here