Kulan Wacyigelin ah Oo Loo Qabtay Bulshada Degmada Mahadaay.

0
6

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Gobolledka Hirshabeelle ayaa kullan Wacyigelin ah u qabatay bulshada Degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha dhexe ayidoona Ujeedka Wacyigelinta uu ahaa Sidii Kor Looga qaadi lahaa Nabada Bulshada iyo xoojinta Is dhaxgalka bulshada Soo nooleynta Hidaha iyo dhaqanka ee dalka.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here