Kulan wacyigelin ah oo ku saabsan ka hortaga cudurka HIV/AIDS oo lagu qabtay Hargeysa.

0
110

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa lagu qabtay kulan wacyigelin ah oo bulshada loogu baraarujinayo khatarta cudurka HIV/AIDS iyo sida looga hortagi karo,Kulankan oo lagu qabtay xarunta jaamacadda Hargeysa ayaa waxaa ka qeyb galay Ardeyda dhigata jaamacadda ku waasi loo jeediyay talooyin ku saabsan sida looga gaashaman karo cudurka HIV/AIDS.

warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here