Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wafdi isugu jiray Wasiirada Arrimaha Gudaha, Warfaafinta Iyo Wacyigelinta, Waxbarashada, Amniga, Caafimaadka iyo Guddoomiyaha gobolka Baay ayaa shir balaaran la yeeshay qaybaha kala duwan ee shacabka Degmada Berdaale ee Gobolka Baay.
Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir