Kulan loogu Magac daray ku dalxiis Deegaankaaga oo Baydhabo Lagu qabtay.

0
147

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyadoo Sanadihii dambe Magaalada Baydhabo ay yeelaneysey Goobo kala duwan lagu dalxiisi karo ,taasi ayaa dhalinyarada deegaanka iyo kuwa ka yimaada meelo kale ku dalxiisayey iyagoo sawiro qurux badan iska soo qaadaya waqtina kala qaadanaya.

Ururka Horumarinta Deegaanka Ee DEDO oo u dhaq dhaqaaqa Arimaha Deegaanka ayaa soo qaban qaabiyey kulan dalxiiseedkan ay qeybaha Bulshada ka soo qeyb galeen, iyadoo la isku dhiiri gelinayo in dhalintu ay dalkooda ay Aaminaan dadka kale ee dibada ku nool loo muujiya in dalka uu ka soo kabanayo wixii dhib ah ee uu soo marey si ay ayaguna dalkooda dib ugu soo laabtaan islamarkaana fursad dhaqaale u abuureysa dadka dhistey goobahaas lagu dalxiiso.

Warkung Waliba nig haate Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here