Kulan Looga hadlayay Xaalada Degmada Sablaale Oo Baydhabo ka dhacay

0
191

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan ayaa waxaa diirada lagu saaray Arrimaha Bulshada ka soo Barakacday Degmada Sablaale ee Gobolka Shabeelaha Hoose, kuwaasi oo hada ku dhibaateysan yihiin Degmada Baraawe isla Gobolkaasi iyo Saameynta xiliga Jiilaalka aad looga dareemay Deeganada KG sidii wax loogu qaban lahaa.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here