Kulan Loogu hadlayay Horumarinta Adeegyada Bulshada Oo Baydhabo ka Dhacay

0
71

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaarada Qorsheynta Maalgashiga & Horumarinta dhaqaalaha KG Dr Ali Abdi Mo’alim ayaa shir gudoomiyey kulan ay wada yeesheen Wasiirada Wasaaradaha Caafimaadka, Waxbarashada, Gargaarka Haweenka’ Tamarta kheyraadka Biyaha iyo Madax sare oo ka socotay Hey’ada Unicef.

Kulanka ayaa ahaa mid soo dhaweyn loogu sameynaayey Madaxa Cusub ee Gargaarka Hey’ada Unicef u qaabilsan KG,Sidoo kale kulanka ayaa la iska xog wareystay Sidii loo dardar galin lahaa dadaalada ay wado hey’ada Unicef ee dhinacyada gaargaarka & Horumarinta.

Waliba Warkung Nig Haayte  Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here