Kulan loogu hadlaayey sidii kor loogu qaadi lahaa Horumarinta Magaalada Berbera Oo halkaasi lagu qabtey.

0
176

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulan looga tashanaayay sidii wax loogaga qaban lahaa baahiyaha jira sida waxbarashada, caafimaadka iyo biyaha xaafado ka mid ah Magaalada Berbera ayaa waxaa iska kaashanaayay hay’adaha ka shaqeeya soomaaliland gaar ahaan Hay’adda Save.

Kulanka ayaa waxaa ka faa’ideysanaayay gudiga xaafadaha magaalada Barbara iyadoona sidoo kale kulanka goob-joog ahaa isku duwiyaasha wasaaradaha soomaaliland.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here