Kulan Loogu gurmanayo dadka Fatahaada saameyey Oo Baydhabo ka dhacay

0
60

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulanka u dhexeeyey Gudiga Gurmadka Fatahaadaha KG iyo Ganacsatada KG,Waxaana looga hadley sidii loogu Gurman lahaa qoysaska ay saameeyeen fatahaadaha ka jirta qaar kamid ah Degmooyinka KG gaar ahaan Magaalada Baydhabo oo dhacdey Fatahaad aan horey ugu dhicin kaas oo geystey qasaaro kala duwan.

Gudoomiye Kuxigeenka Rugta Ganacsatada KG Maxamed Ali Nuur oo ka hadlay Kulanka ay Dowlada Ganacsatada ugu yeertey wuxuu sheegey in ay sida ugu dhaqsiyaha badan ugu soo jabaabi doonaan sidii ay qey uga noqon lahaayeen u gargaarida dadkii uu saameyey Daadadka ku soo Rugmaday Deegaano ka tirsan KG

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here