Kulan loogu hadlaayey Nidaamka Qandaraas Bixinta Oo Hargeysa Lagu qabtey

0
80

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiya ku xigeenka gudiga qandaraasada ee soomaliland iyo agaasimaha guud ee wasaarada hormarinta maaliyada somaliland ayaa daahfurey kulan lagu falanqeynaayo nidaamka qandaraas bixinta dowladda

kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galeen qaar ka mid ah Masuuliyiinta maamulka Soomaaliland, gudiga qandaraasada qaranka iyo qeyabaha kala duwan ee bushada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here