Kulan Loogu hadlaayey Nabadda Oo Ka dhacay Degmada Xudur

0
119

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Degmada Xudur oo ka qeyb galey kulanka Todobaadlaha ah ee Degmada oo uu shir gudoomiyey Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed ayna ka soo qeyb galeen ku xigeenada maamulka qaar ka mid ah xildhibaanada golaha degaanka iyo qaar ka mid ah odeyaasha dhaqan degmada ayaa waxaa inta badan looga hadley arimaha amaanka degaanka iyo xasiloonida nabada ee bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here