Kulan Loogu Hadlaayey Nabada iyo Xalinta Khilaafaadka Oo Lagu qabtey Wanlaweyn

0
149

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose,Maxamed ibraahim Bare oo u kuura galaayey Xaalada Gobolka ayaa safar shaqo ku gaarey Degmada Wanlaweyn, waxaana garoonka Degmada ku soo dhaweeyey Gudoomiyaha Gegmada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Begmada.

Ujeedka Safarka Gudoomiyaha ayaa ahaa dhageysiga Tabashooyinka Bulshada Gobolka.

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here