Kulan loogu hadlaayey ka Faideysiga Mashaariicda Horumarinta Bulshada Oo Hargeysa Lagu qabtey

0
120

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliland oo kulan ku qabatay Magaalada Hargeysa ayaa waxaa looga hadlay mashruucyada Bank Adduunka uu ka wado degaanada maamulka Soomaaliland taasi oo lagu horumarinaayo adeegyada Bulshada.

Kulanka ayaa waxaa goob-joog ahaa wasaaradaha qeybta ka ah howlaha uu wad Bank Adduunka iyo hay’adaha ka shaqeya soomaaliland iyo qaar kamid ah bulshada Ra’idka.

Warkung Waliba Nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here