Kulan Loogu hadlaayey Horumarinta Xirfadaha Dhalinyarada Oo Hargeysa Lagu qabtey

0
115

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Masuuliyiinta Sanduuqa Horumarinta Dhallinyarada Soomaaliland iyo Hay’adaha Qaramada midoobay ee ka shaqeeya Arimaha Horumarinta dhallinyarada ayaa yeeshay kulan lagu gorfeeyay Arrimaha Horumarka dhallinyarada.

Kulankan oo lagu gorfeeyey Arrimaha Horumarka dhallinyarada, caqabadaha shaqo la’aaneed ee hortaagan dhallinyarta iyo sidii xalal waara loogu helilaahaa iyada oo la iskaashanayo.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here