Kulan Loogu hadlaayey Horumarinta Nabadda Oo Lagu qabtey Baydhabo.

0
61

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Shirkan looga hadlaayey Arimaha Amniga Magaalada Baydhabo ayaa loo qabtey dhalinyarada Magaalada sidii door wanaagsan uga qaadan lahaayeen Adkeynta Nabada iyo Amniga Bulshada

Sidoo kale shirka ujeedkiisa kale ahaa Kal warqaadasho iyo xoojinta wada shaqeynta laamaha Amniga iyo sidii dhalinyarada loo adkeyn lahaa inta lagu guda jiro Bisha Ramadaan kukanka ayaa waxaa ka qeyb galay Saraakiisha Ciidanka Booliska Maamulka Degmada Ururka Haweenka iyo Wasiirka Amniga KG.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here