Kulan Loogu hadlaayey Horumarinta Isbitaalada Daryeel Oo Kismaayo Lagu qabtey.

0
82

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Isbitaalada Daryeel magaalada Kismaayo oo ah kuwa uga muhiimsan gobolka Jubada hoose ayaa xaruntooda waxaa ay ku qabsadeen shirka sanadlaha ah, waxaana ka soo qay galay xubno ka socday wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada Jubaland iyo maamulka Isbitaalada Daryeel iyo qaar ka mid ah Bulshada magaalada Kismaayo.

Sanadkaan ayaa shirka waxaa diiradda lagu saaray dabagalka dawooyinka iyo agabka caafimaad ee Isbitaalada Daryeel.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here