Kulan Loogu hadlaayey Hormarinta Mashaariicda Dowladda Sweden ka Fuliso KG Oo Nairobi ka dhacay.

0
161

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Safar shaqo ku jooga Magaalada Narobia ee Caasimada Dalka Kenya ayaa kulan la qaatay Danjiraha Dowladda Sweden ufadhiya Soomaaliya Joachim Waern.

Madaxweyne Laftagareen iyo Danjire Joachim ayaa kulankooda kaga wada hadlay Xoojinta Wada shaqaynta Safaarada Sweden iyo Dowladda Koonfur Galbeed, , Xoojinta Mashaariicda Hormarineed ee Dowladda Sweden ka taageereyso Dowladda Koonfur Galbeed.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here