Kulan Loogu Hadlaayey dhibaatada Gudniinka Fircooniga Oo Baydhabo Lagu qabtey.

0
112

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gabdhaha Soomaaliyeed ayaa inta badan dhibaatooyin kala duwan kala kulma Gudniinka Fircooniga marka la guursado iyo inta aan la guursan Waalidiinta ayaa in badan loogu digey dhibaatada uu leeyahay Gudniinka Fircooniga hasa yeeshee wali waxaa muuqata in aysan ku baraarugin.

Hadaba si Bulshada loo tuso dhibaatada Gduniinka Furcooniga ayaa Waxaa Ururka SIHDO oo ka mid ah Ururada ka shaqeeya Arrimaha Hormarinta Bulshada ayaa soo qaban qaabiyey Kulan Dood wadaag ah oo lagaga doodayey dhibaatada laga dhaxlo Gudniinka Fircooniga.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here