Kulan loogu hadlaayay Arimaha Xalka waara Oo Magaalada Baydhabo lagu Qabtay.

0
222

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Qorsheynta iyo Hormarinta dhaqaalaha ee KG Soomaaliya ayaa waxa ay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ku dahfurtay kulan looga hadlaayey kor u qaadida dadaalada arimaha xalka waara, kulankan oo ay ka soo qeyb galeen shaqaalo ka kala socday wasaaradaha Maamulka iyo Xubno ka socdey Ururada bulshada Rayidka.

Warkung Waliba nig haaye Eethyng Geesey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here