Kulan looga hadlayo Nabadda iyo Midnimada Haweenka Puntland Oo Lagu qabtey Garoowe.

0
89

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Shirkaan ay soo qaban qaabisey Wasaarada Haweenka iyo Arimaha Qoyska Puntland ayaa looga hadlaayey Amniga, nabadda iyo midnimada Haweenka Puntland kaasi oo ay ka soo qeyb galeen qeybaha kala duwan Bulshada Degmada Garoowe.

Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Haweenka iyo Arimaha Qoyska Puntland Aamina Mahamed Abdullahi ayaa ka hadashay muhiimada ay Haweenka u leedahay Nabada iyo Midnimadooda.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here