Kulan looga hadlayo Hindise Sharciyeedka Xuquuqda Carruurta Oo ka dhacay Xudur

0
41

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi) Dood wadaagan ay soo qaban qaabisey Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Dowlada KG ayaa looga hadlaayaa Hindise Sharciyeedka Xuquuqda Carruurta iyo u doodista u ololayntooda waxaana ka soo qeyb galay Maamulka Degmada Xudur iyo qeybaha kala duwan Ee Bulshada Magaalada.

Dooda ayaa Maalmaha socota ka qeyb galayaasha isla eegi doonaa xaaladaha Xuquuqeed Caruurta iyo Haweenka sidii dhibaatooyinka ku geedaaman talooyin loogu biirin lahaa

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here