Kulan Looga Hadlaayey Wadashaqeynta Laamaha Amniga iyo Bulshada Oo Lagu Qabtay Baydhabo.

0
240

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa waxaa lagu Qabtey kulan looga ahadlaayey xoojinta amaanka degaanada konfur Galbeed soomaliya, waxaana ka soo qeyb galey qaar ka mid ah Masuuliyiinta dowlada goboleedka KGS, Saraakiisha amaanka ee Degmada baydhabo iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Magaalada baydhabo iyo degaanada hoos yimaada.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here