Kulan Looga Hadlayey Sidii Looga Taageeri Lahaa Caqabadaha Heysta Wasaarada Caafimaadka KG oo ka Dhacay Magaalada Baydhabo.

0
237

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxaa lagu qabtey kulan oo ahaa mid sedaxdii biloodba mar la qabto waxaana kulanka wada yeeshey masuuliyiin ka socotey Wasaarada Caafimaadka dowlada goboleedka KGS, saraakiil ka socotey Hay’adaha taageeraya arimaha caafimaadka.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here