Kulan Looga Hadlayey Sameynta Sharciga Saxaafada KG Oo Xudur Lagu qabtey

0
96

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ku dhawaad 20 Suxufi oo ka Howlgalo ayaa loo qabtay kulan wariyaasha ka shaqeeya Degmada Xudur kaasi oo looga hadlaayay Sameynta Sharciga Saxaafada kulankaasi soo qabanqabisey Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada ee Maamulka Koonfur Galbeed.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here