Kulan looga hadlayey la qabsiga isbedelka Cimilada Oo Magaalada Baydhabo ka furmay

0
102

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan Wacyigelinta la qabsiga isbedelka cimilada iyo Dardar gelinta Mashruuca MAP oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Bey’adaha Iyo Duur joogta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Waxaana lagu Casumay Xubno ka kala socday Maamulka Degmada iyo Bahda Jamacadaha Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here