Kulan looga hadlayey Ilaalinta Qoondada Haweenka Arimaha Siyaasada Oo ka dhacay Baladweyne.

0
26

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirkaan oo ahaa mid lagu xaqiijinaayey ka qeybgalka Haweenka Siyaasada ayaa lagu qabtey Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan, waxaana ka qeybgalay Maamulka Gobolka, Odayaal dhaqan iyo Haweenka Gobolka iyo kan Degmada Baladweyne

Madashaan ayaa waxaa soo Agaasintey Somali Women’s Leadership waxaana wacyigalintaan diirada lagu saaraayey sida loo xaqiijin karo Qoondada Haweenka 30% oo ay ku leeyihiin ka qeybgalka Siyaasada dalka

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here