Kulan Looga Hadlayey Ilaalinta Hantida Dadweynaha Oo Lagu qabtay Magaalada Baydhabo.

0
138

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankaan ay yeesheen Agaasimaha Waaxda Dhulka Degmada Baydhabo, iyo Madaxda Nootaayooyinka Ka howlgala Magaalada Baydhabo ayaa loogu hadlayay ilaalinta Hantida Bulshada iyo Sharci ay soo saartay Waaxda Dhulka Degmada,Kaasi oo ah in aan Lakala iibsan Karin dhul aan Lahayn Sabarloogo, islamarkaana aan la dhisin Karin, iyadoo lagu Amray Nootaayooyinka in ay Amarkaas fuliyaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here