Kulan looga hadlayey doorka haweenka ee nabadda oo lagu qabtay magalada kismaayo

0
192

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Haweenka Maamulka Jubaland ayaa magaalada Kismaayo ka daahfurtay buuga qorsha howleedka jubbaland ee ku aaddan doorka haweenka ee nabadeynta, Waxaana kulankan ka soo qeyb galay ururada haweenka culumaa’udiin masuuliyin ka tirsan wsaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka Jubbaland

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here