Kulan looga hadlayey Dhisida Gudiga Hagaya Fulinta Hindisaha Waara ee u adkaysiga Abaaraha iyo aafooyinka KG Oo lagu qabtay magaalada Baydhabo.

0
180

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiir ku Xigeenka wasaarada Xanaanada Xoolaha Dhirta Iyo Daaqa Dowlad Goboleedka KGS Oo Furay Kulan looga hadlayey Dhisida Gudiga Hagaya Fulinta Hindisaha Waara ee U adkaysiga Abaaraha iyo aafooyinka ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Shirkan ayaa waxaa ka qayb galay Agaasimaha Guud Ee wasaradaha gancasiga iyo Bay’ada, Tamarta , haweenka iyo masuuliyiin ka socotay wasaarada Xanaanada Xoolaha Dhirta Iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here