Kulan Looga Hadlayey Arrimaha Haweenka oo Baydhabo ka furmey.

0
83

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda haweenka iyo xaquuqal insaanka maamulka koonfur-galbeed soomaaliya ayaa magaalada Baydhabo waxay ku qabatay kulan wadatashi iyo is xog wareysi ah, waxaana kulanka ka soo qeyb galay sharci dejinta, bahda garsoorka, odiyaasha dhaqanka magaalada, qaar kamid ah shaqaalaha wasaaradaha KG iyo qeybo kamid ah bulshada ray’iga magaalada Baydhabo.

Wasiirka Wasaaradda haweenka iyo xaquuqal insaanka maamulka koonfur-galbeed soomaaliya Marwo Nasro Sheekh Aweys oo furtay kulanka dib u eegista ayaa ka soo qeyb galiyaasha kula dar-daarantay in ay kulankaan ka soo saraan talo iyo tusaalooyin ku saabsan arimaha haweenka si bulshada qeybahooda kale loo gaarsiyo.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here