Kulan looga hadlayey Arimaha Xalka Waara oo Magaalada Baydhabo ka Qabsoomay.

0
219

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaradda Qorshaynta Mudane Axmed Madoobe Nuunow,Agaasimaha Guud Madaxtooyada Mudane Cabdulaahi Cali Watiin iyo La-Taliye sare Arimaha Siyaasada Mudane Xuseen Cabdi Xasan Kushuk ayaa Aalada fogaan araga uga qeybgalay Shirka ay kas oo qeybgaleen inka badan 50 Hay,addood oo ka shaqeeya Deeganada Koonfur Galbeed.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here