kulan looga hadlayey Amniga Oo lala qaatay Bulshada Deegaanka Jaziira.

0
67

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Gobolka Shabeehlaha Hoose oo kulan amniga looga hadlayey la qaatay bulshada Maamulka iyo Saraakiisha Ciidanka Deegaanka Jaziira inta uu Kulanka socdey ayaa loogu doodey sidii ay uwada shaqeyn lahaayeen Bulshada iyo Laamaha Amaanka si loogu hortago waxkasta oo dhibaata ku ah Amniga Deegaanka.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here