Kulan looga hadlayay xuquuqda siyaasadda dumarka ee Dawladaha hoose Oo Kismaayo lagu qabtay

0
139

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Arrimaha gudaha, fedraalka iyo dib u Heshiisiinta Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose ku qabatay kulankan looga hadlayay xuquuqda siyaasadda dumarka ee dawladaha hoose.

kulanka ayaa waxaa ka soo qayb galay wasiir ku xigeenka wasaarada arrimaha gudaha Jubbaland, Agaasimaha guud ee wasaarada, Guddoomiyaha gobolka Jubbada hoose, Ururka haweenka gobolka, Ururka dhalinyarada, Culimada magaalada iyo qaar ka mid ah ururada bulshada ra’yidka ah ee magaalada Kismaayo.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here