Kulan Looga hadlayay Xoojinta Amniga Oo Lagu Qabtay Baydhabo.

0
94

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada baydhabo ee Gobolka Bay ayaa waxaa lagu qabtey Kulan looga hadlaayey Xaaladaha Amni ee Magaalada, kaas oo uu shir godoominaayey Wasiirka wasaarada Arimaha Amniga gudaha Maamulka Koonfur galbeed Hasan Abdiqaadir Maxamed.

Kulanka oo lagu qabtey Xaruunta Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo ayaa waxaa Qeyb galey Wasiirka Amniga, Gudoomiyaha Degmada,Saraakiisha ciidanka Qeybohooda kala duban Dhamaan Gudoomiye Xaafafeedyada,Hooyoyinka iyo Dhalanyarada Magalaada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamnag Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here