Kulan looga Hadlayay Xalinta Khilaafaadka oo lagu Qabtay Jowhar.

0
167

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Maamulka Hirshabeelle ayaa Magaalada jowhar ku qabatay Kulan looga Hadlayay Xalinta Khilaafaadka iyadoo ay ka qeyb galeen odayaasha dhaqanka gobolka Sh/dhexe, dhalinyarada magaalada Jowhar yo Marti sharf kale.

kulanka ayaa wax qeyb ka ahaa Hay’adda Tubta Nabadda Soomaaliyeed wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Ceynti oo ah faahin ka bixiyay faa’iidada ay leedahay barashada Xalinta Khilaafaadka.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here