Kulan Looga hadlayay Xaalada Bani’adanimo Gobalka Bakool Oo Degmada Xudur lagu qabtey

0
134

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Degmada Xudur mudane Cumar Cabdulaahi Maxamuud ayaa xaruunta Degmada kulan kula qaatey Saraakiil ka socotey Hay’addaha kala duwan ee Samafalka ee ka shaqeeya magaalada Xudur, kuwaas oo uu ka dhageystey warbixin ku saabsan adeegyada bani’aadanimo ee gargaarka ah ay ka wadaan deegaanka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here