Kulan looga hadlayay soo kabashada Musiibooyinka Oo lagu qabtey Magaalada Garoowe

0
108

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Puntland ayaa ku qabatay Garoowe kulan looga hadlayay soo kabashada Masiibooyinka dabiiciga ah Ee puntland ka dhaca.

Kulanka ayaa waxaa ka soo Qayb galay bulshada Qaybaheeda kala duwan Ee ku nool Magaalada Garowe si fikaradahooda uga biiriyaan xal u helida Masiibooyinka Soomaaliya ka dhaca gaar ahaan Abaaraha Fatahaadaha IWM.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here