Kulan looga hadlayay siyaasada qaran ee dhalinyarada oo lagu qabtay Kismaayo

0
139

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha jubbland mudane Aweys Maxamed Xuseen wasiir kuxigeenka wasaaradda dhalinyaradda ciyaaraha jubblnd Faadumo Cali Cabdikariim iyo xubno ka tirsan labada gole ee maamul gobaleedka jubbland ayaa magaalada kismaayo ku qabtay kulan looga hadlaayay Siyaasadda Qaran ee dhallinyarada Soomaaliyeed.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here