Kulan looga hadlayay sidii Shaqa abuur loogu sameyn lahaa Dhallinyarada KG Oo Baydhabo ka dhacay.

0
131

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay lagu qabtey kulan looga hadlaayey sidii shaqa abuur loogu sameyn lahaa dhalinyarada wax soo baratey ee shaqa la’aanta ku ah degaanada konfur galbeed soomaliya

Kulankaan dhaqaale ee shaqa abuurka iyo xoojinta hal abuurka ganacasiga ee ay soo qaban qaabisey wasarada shaqada iyo arimaha bulshada ee dowlada goboleedka KGS ayaa waxaa ka soo qeyb galey masuuliyiin ka tirsan maamulka KGS, Maamulka Degmada Baydhabo,ururada dhalinyarada iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here