Kulan looga hadlayay dib udhiska Garoonka Kubadda Cagta Shongole oo lagu qabtay Jowhar.

0
475

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan ayaa ujeedkiisu ahaa sidii dib udhis loogu sameyn lahaa Garoonka Kubadda Cagta Shongole ee Magaalada Jowhar.

Waxaa ka soo qeyb galay maamulka ciyaaraha degmada, ganacsato, shirkadaha ka howlgala Jowhar iyo ururada bulshada ee magaalada Jowhar.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here