Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Arrimaha Gudaha federaalka iyo dimuqraadiyeenta Dowladda Puntland Cabdi Faarax Juxa ayaa Kulan la qaatay dhalinyarda haldoorka ah Ee magalada Bosaaso.
kulanka ayaa ahaa diyaar garowga doorashada qof iyo cod ee oo maalimahaan ka qabsoomayso degmooyinka Puntland.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi